kawrixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg kawrax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kawraxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Wax qoyan oo aan si aad ah u engegin.In yar engegid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0