kawrax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wax qoyan oo aan si aad ah u engegin.
  2. In yar engegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur