khaaddin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-immo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Nin meel barakaysan sida masaajid iwm. ka adeega oo barako doon ah. 2. Nin wadaad u adeega oo barako doon ah. ld khaaddun.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

