midiidin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nno, m.dh)
Macnaha:
- Qof la nool cid uu u shaqeeyo oo aan wax abaalmarin ah lahayn; aadeege; khaaddin. ld madiidin¹.
- 1. Hawl si aad ah u barasho. Tus. “Cali hawshii buu midiidimay.” 2. Weel la culay aad u catireyn. ld madiidin².

