khaashidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg khaash².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
khaashQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cunno, miro, dawo iwm oo intay raageen xumaadey; faad. ld qaash.Cunno, miro, dawo iwm faadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0