khafiifid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg khafiif².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khafiif

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Kh. ah: wax culays yar; wax jurmi yar. 2. Qof maskaxdiisa wax u dhimanyihiin.
  2. 1. Qof maskaxda wax uga dhimman yihiin noqosho. 2. Ku kh.: wax jacayl awgii ku waalasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur