khafiif
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Kh. ah: wax culays yar; wax jurmi yar. 2. Qof maskaxdiisa wax u dhimanyihiin.
- 1. Qof maskaxda wax uga dhimman yihiin noqosho. 2. Ku kh.: wax jacayl awgii ku waalasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

