khaliifid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg khaliif².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khaliif

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (dii.) (khulafaa, m.dh) Afartii madax oo Nebi Maxamed (n.k.h.a) ku xigtay (Abuubakar, Cumar, Cismaan iyo Cali) darajada iyo magaca loo yiqiin. 2. (-fyo, m.dh) Nin wakiil ka ah Shiikh xertiisu meelo badan joogto.
  2. (dii.) Khaliif ka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur