khaliif
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. (dii.) (khulafaa, m.dh) Afartii madax oo Nebi Maxamed (n.k.h.a) ku xigtay (Abuubakar, Cumar, Cismaan iyo Cali) darajada iyo magaca loo yiqiin. 2. (-fyo, m.dh) Nin wakiil ka ah Shiikh xertiisu meelo badan joogto.
- (dii.) Khaliif ka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

