khalkhalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg khalkhal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khalkhal

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. 1. Kh. ah: xasillooni darro qof ku dhacda cabsi, farax, naxdin iwm awgood. 2. Kh. ah: qalab xubno badan ka kooban oo adkaantii iyo is-haysashadii ka ba'do; kharraab.
  2. 1. Qof xasillooni-darro muujin. 2. Qalab kharraa-bid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur