khalkhal
Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate
Macnaha:
- 1. Kh. ah: xasillooni darro qof ku dhacda cabsi, farax, naxdin iwm awgood. 2. Kh. ah: qalab xubno badan ka kooban oo adkaantii iyo is-haysashadii ka ba'do; kharraab.
- 1. Qof xasillooni-darro muujin. 2. Qalab kharraa-bid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

