khamaasidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg khamaas².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
khamaasQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:Kh. ah: bil labaatan iyo sagaal ku dhammaata; toomman.Toomman noqosho (bil).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00