khamaas

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. Kh. ah: bil labaatan iyo sagaal ku dhammaata; toomman.
  2. Toomman noqosho (bil).

ah

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Macnaha:

  1. (yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.
  2. ld aah.

toomman

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. T. ah: bishu marka ay 29 beri ku dhammato.