khamri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld khamro.

khamro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Wax kasta oo la cabbo oo aalkol ku jirto oo lagu sakhraamo. ld khamri.