biir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nooc khamriga ka mid ah oo aan alkolo badan lahayn.
  2. 1. Neef sun ah oo ur gaar ah leh oo ceelasha aan muddo laga cabin marmar yeeshaan. 2. Wax aad u khamiiray. 3. Caano aad u dhanaan.
  3. 1. Wax intay ahaayeen ka badasho. 2. Ku b.: wax tiradooda kordhin. 3. Ku b.: cid ka mid noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur