kharqaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld harqaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

harqaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Dhul beereed, aan carro madow ahayn, ee dhagxaanta iyo carro guduuddu ku badantahay, oo dhulka adablaha ah xagga dhagaxa ka xiga. 2. ld kharqaan, sharqaan. Makiinad dharka lagu tolo.
  2. Dhar makiinad ku tolid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur