kharqadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:1. Cad ama jeex yar oo maro ah. 2. Hal maro ah oo la geliyo barkimaha. ld harqad.
harqadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:1. Gabal maro ah. 2. Galka barkinta. 3. ld harqasho.