khashkhashidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg khashkhash². ld khashkhashaad, qashqashaad, qash-qashid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
khashkhashQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhagar; sir; mardabo. 2. Wadnaqabad; qasacajebis. ld qashqash¹.1. Hadal badan oo been iyo khayaano ah cid wax kaga qaadid. 2. Cid dhibid, ku dheelid ama lagu dheelo. ld qashqash².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
khashkhashaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Hadal badan oo been iyo khayaano ah cid wax looga qaado. 2. Cid la dhibo ama lagu dheelo. ld qashqashaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qashqashaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld khashkhashaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00