Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
1. Dhagar; sir; mardabo. 2. Wadnaqabad; qasacajebis. ld qashqash¹.
1. Hadal badan oo been iyo khayaano ah cid wax kaga qaadid. 2. Cid dhibid, ku dheelid ama lagu dheelo. ld qashqash².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
Khiyaamo waqti lumin iyo luggooyo ku jirto; dhagar. ld mardaddabaan, mardaddabo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-shay, -shtay)
Macnaha:
ld khashkhash².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur