khashuucidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg khashuuc². ld khushuucid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
khashuucQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dareen beernugeyl diimeed leh oo qof ka muuqda. ld khushuuc¹.1. Dareen beernugeyl diimeed leh muujin. 2. U k.: wax ka raalli noqosho ama la dhicid. ld khushuuc².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
khushuucidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld khashuucid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0