khasirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Maal lacag ah oo si aan habboonayn lagu bixiyo ama lagu lumiyo. 2. Ganaax; xaal; yake. ld khasiraad.1. Hanti si aan habbooneyn u isticmaalid. 2. Cid ganaaxid.