khasir
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Maal lacag ah oo si aan habboonayn lagu bixiyo ama lagu lumiyo. 2. Ganaax; xaal; yake. ld khasiraad.
- 1. Hanti si aan habbooneyn u isticmaalid. 2. Cid ganaaxid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

