khudbad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Hadal dad badan hortii laga jeediyo. ld khudbo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khudbo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld khudbad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur