muxaadarad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Khudbad cilmiyeed oo meel fagaare ah laga jeediyo. ld muxaadaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muxaadaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. ld muxaadarad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur