khushiye

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. Kh. ah: qof qalaase ama fawdo abuure ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ah

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Macnaha:

  1. (yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.
  2. ld aah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur