kibrid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kibir².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kibir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qab iyo islaweyni.
  2. Qab iyo islaweyni muujin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur