kiilasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kiilo. ld kiilad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kiilo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Kun garaam culayskood; kiilogaraam.
  2. 1. Wax cabbirasho; miisaamid. 2. Ciyaar turub bilaabasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kiilad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kiilasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur