kiisad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld kiishad.

kiishad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Suun la xirto oo leh jeeb ama laba oo lacagta iwm. lagu rito. ld kiisad.