kiishadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Suun la xirto oo leh jeeb ama laba oo lacagta iwm. lagu rito. ld kiisad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kiisadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld kiishad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0