kilkiloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Meesha godan ee ku taal meesha cududda iyo garabku isaga yaalliin, dhankeed hoose; shaqfal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shaqfalQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-llo, m.l)Macnaha:Kilkil. ld shoqfol.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0