shaqfal

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.l)

Macnaha:

  1. Kilkil. ld shoqfol.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kilkil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ruxidda si xoog ah wax loo ruxo.
  2. Wax si xoog iyo dhakhso leh u ruxid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shoqfol

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld shaqfal.