killaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xabsi. 2. K. ah: meel ciriiryoon oo aan laga bixi karin. 3. Meesha cududda iyo dhudhunka dadku iska galaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xabsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xabbis¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur