xabsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xabbis¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xabbis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dadka dembiga gala, meesha lagu xiro oo lagu hayo; xarig. ld xabsi.
  2. Qof xabsi gelin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur