kirtamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg kirtan². ld kirtan¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
kirtanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhaqdhaqaaqa ay xooluhu sameyaan marka uu jirkoodu taabto waxaysan rabin. ld kirtamid.Xoolo jirkooda waxaysan rabin taabteen kadaalliyid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00