kirtanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhaqdhaqaaqa ay xooluhu sameyaan marka uu jirkoodu taabto waxaysan rabin. ld kirtamid.Xoolo jirkooda waxaysan rabin taabteen kadaalliyid.