kitaabgaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nin diinta si xun ugu shaqeysta; fiqidduur. ld kitaabgaablow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kitaabgaablow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kitaabgaab.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur