qalinduurreQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)Macnaha:Nin kutubta wax yar ka yaqaan oo haddana wax ka sheegsheega oo wadaad iska dhiga; kitaabgaab.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kitaabgaabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nin diinta si xun ugu shaqeysta; fiqidduur. ld kitaabgaablow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0