kolaytis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Halaamacoodka mindhicirka waaweyn. Astaamaha u badan waa: shuban mararka qaarkood ay la socdaan dhiig iyo axal iyo xanuun urkurjirtada hoose.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur