koodin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg koodi. ld koodis.

koodi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Hadal sir ah cid ku qarsasho. 2. Cid shukaansasho.

koodis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld koodin.