koosaaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg koosaar². ld goosaarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
koosaarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Hilib, caano, subag iwm oo cuntada la cunayo lagu iidaanto. ld goosaar¹.Cunto iidaan ku darid. ld goosaar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
goosaaridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld koosaarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0