koosaar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hilib, caano, subag iwm oo cuntada la cunayo lagu iidaanto. ld goosaar¹.
  2. Cunto iidaan ku darid. ld goosaar².

goosaar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld koosaar¹.
  2. ld koosaar².