kor-oodQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Meel beerta dhinaceeda laga oodo oo xoolaha la daaqsado marka jiilaal la gaaro; oodan.
oodanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qof ka dhashay qolo xoog iyo tiro badan. 2. Bawdka beerta. 3. Meel dhir badan leh oo mariddeedu dhibtahay. 4. ld oodmid.Ciyaarta shaxda oo aan meel laga soo galo lahayn.1. Wax xirmay noqosho (albaab, xero iwm). 2. Arrin, hadal iwm wax naan meel haysan noqosho.1. Xero wax la ooday ahaansho. 2. Qof aan waxba la dhacsiin karin ahaansho.