oodan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Qof ka dhashay qolo xoog iyo tiro badan. 2. Bawdka beerta. 3. Meel dhir badan leh oo mariddeedu dhibtahay. 4. ld oodmid.
- Ciyaarta shaxda oo aan meel laga soo galo lahayn.
- 1. Wax xirmay noqosho (albaab, xero iwm). 2. Arrin, hadal iwm wax naan meel haysan noqosho.
- 1. Xero wax la ooday ahaansho. 2. Qof aan waxba la dhacsiin karin ahaansho.

