kordhid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg koror².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

koror

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Inta, wax ku darsanta.
  2. (kiim.) Isbeddel togan ama taban ee ku dhaca doorsoome. Koror guud ahaan waxaa loo isticmaalaa micno ahaan isbeddel yar.
  3. 1. Wax is khordin. 2. Ku k.: wax, wax kale ku darid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur