koronkorQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Sabuul meseggo oo iniinihiisu caanacaano yihiin oo aan weli bislaan.Mesego la kariyay, iyadoo aan la shiidin; cambuulo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cambuuloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Badar la kariyey isagoo iniinahiisa aan la burburin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0