koronkoraysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg koronkorayso. ld koronkoraysad, koronkoraysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

koronkorayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Badar karsamaya qaar gurasho. 2. Badar koron-kor ka dhigasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

koronkoraysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld koronkoraysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

koronkoraysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld koronkoraysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur