koronkorayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Badar karsamaya qaar gurasho. 2. Badar koron-kor ka dhigasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur