korowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Jaadadka daanyeerka mid ka mid ah oo yaryar aadna u fudfudud; kore.