korsaaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg korsaar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
korsaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax la iibinayo faa'iidada laga helo. 2. Dhinacdhow.1. Sahay yar oo awrta rarkeeda dheeraad ku ah. 2. Raar aqalka miyiga dhalada laga saaro; dhalo-saar. 3. K. ah: sidiq.1 (-ray, -rtay) 1. (f.g) Wax, wax kale ka kor marin. 2. (f.mg) U k.: badeeco iwm faa'iido saarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0