korsaar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Wax la iibinayo faa'iidada laga helo. 2. Dhinacdhow.
- 1. Sahay yar oo awrta rarkeeda dheeraad ku ah. 2. Raar aqalka miyiga dhalada laga saaro; dhalo-saar. 3. K. ah: sidiq.
- 1 (-ray, -rtay) 1. (f.g) Wax, wax kale ka kor marin. 2. (f.mg) U k.: badeeco iwm faa'iido saarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

